Duqa Muqdisho oo qiray in Arday badan ay isticmaalaan Taabuuga lana dagaalamaan Macalimiinta

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in isticmaalka maan-dooriyaha nuucyadiisa kala duwan uu dhibaato badan ku hayo dhallinyarada caasimadda ku dhaqan. Madaale ayaa sheegay in maamulkiisa dagaal adag la gali doono maan-dooriyaha uu sheegay in dhibaato ku hayo amniga caasimadda, waxa uuna xusay in ay isku dayi doonaan … Continue reading Duqa Muqdisho oo qiray in Arday badan ay isticmaalaan Taabuuga lana dagaalamaan Macalimiinta